| |
UJEEDOOYINKA GOLAHA
: 1-Xurmeeynta
iyo ku Dhaqanka Diinta Islaamka ee Muqadiska ah.
2-Dhowrista Madaxbanaanida iyo Midnimadda Qowmiyadda Jareer Weyne.
3-Ka qeeybgalka kobcinta Dhaqaalaha iyo wax soo saarka.
4-Difaacidda danaha Qowmiyadda Bed iyo Beer.
5-Ka qeeyb qaadashada dib-u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka.
6-Raadinta xaqa Siyasadeed ee Qowmiyadda isagoo hiigsanaaya aqlabiyadda
saxda ah.
7-Abuurista Iskaashatooyin, iyo Shirkaddo kala duwan ee wax soo
saarka Dalka iyo Dibaddaba.
8-Baahinta tayadda Waxbarsho iyo Minhadaha kala duwan.
9-Horumarinta Caaafimaadka iyo la dagaalanka FGM (gudniinka fircooninka)
iyo HIV/AIDS.(cudurka Aydhiska)
Xoojinta xaqa haweenka iyo caruurta.
Ku laabo pageka
www.jiibwabi.com
|
|