Jaaliyadda Beesha Jareer-weyne (Somali Bantu)ee ku nool waddanka South Africa oo ka hor yimid, Maamul ay samaysteen Jaaliyadda Soomaalida South Africa

February 3/2008 JinWN(Jiinwabi News) Cape Town

Warbixin uu shabakadan jiinwabi soo gaarsiiyey mas’uul ka tirsan, Jaaliyadda Jareer-weyne (Somali Bantu) ee ku dhaqan wadanka South Africa, ayaa war- bixintiisa ku sheegay; in tooddobaadkii tagay ay magaalada Cape Town ee dalka South Africa ka dhaceen is afgaran-waa ama qilaaf siyaasadeed oo dhexmaray qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed eek u dhaqan dalka South Africa.

Qilaafkan ayaa waxuu ka dhashay, shir ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyed, shirkaas oo loogu gonlahaa, in lagu aasaaso am lagu dhiso Maamul Guud ay wada leeyihiin Jaaliyaddaha Soomaalida ku dhaqan wadanka South Africa.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeybgaleen dadweyne gaaraya ilaa 200 oo ruux oo Soomaalia ah, qaar ka tirsan ciidamada Boliska magaalada Cape Town, mas’uuliyiin kale oo ka socday dhanka dowlada South Africa, iyo waxaa sidoo kale ka soo qeb galay qeeba ka mid ah war baahinada dalka South Aficaka.

Guddiga qabanqaabada shirka ayaa halkii laga sugayey in ay dadka u sheegaan in ujeedad shirkaan uu yahay sidii aan ku dhisan laheyn Maamul mideysan, una dooran laheyn hogaanka maamulkaasi, ayaa waxay sheegeen, in Jaaliyadda Maamul loo sameeyey, maamulkaasna uu guddoomiye ka yahay nin ay ku sheegeen C/raxmaan Cabdi Jidoow.

Halkii ayaa buuq ka bilaawday, Jaaliyadda Beelaha Jareerweyne oo lahaa oo lahaa urur jaaliyadeed, ayaa markiiba ka hor yimid, oo gaashaanka ku dhuftay, maamulkaani cusub, waxayna Jaaliyadda Jareerweyne (Somali Bantu) ku doodeen, inaysan waxba kala socon meesha maamulkaan cusub lagu dhisay iyo cidda dooratay guddoomiyahan cusub.

Shirkii waxaa hareeyey buuq iyo jahawareer, mas’uuliyeentii dowladda ee ka soo qeybgashay shirkaasi, ayaa markay arkeen in ay doorashadani u dhicin si Dimoqaraadiyada ah, ayaa waxay ku taliyeen, in Somalida ay soo dhistaan maamul loo wada dhan yahay oo si diimoqaraadiyada ah loo soo dhisay, halkaasi ayuuna maamulkii Suuqa Madow lagu dhisay uu ku fashilmay.

Ninkan warbixinta noo soo gudbiyey oo ka tirsan mas’uuliyiinta Jaaliyadda Jareerweyne eek u dhaqan South Africa ayaa waxuu sheegay; in ay warqad qoraal ah u gudbiyeen mas’uuliyiinta Dowladda South Africa ee shirkaasi ka soo qeyb gashay, iyo Warbaahinada dalka South Africa, qoraalkaas oo aay kaga cabanayeen dhiibaatada ma hartada ay beelahan xoola jirta ka soo jeedo ee had iyo jeer ku hayaan beelahan Jareerweyne (Somali bantu) oo beeraleyda ah, qoraalkaasi oo ay mas’uuliyiinta Jaaliyadda Jareerweyne (Somali bantu) ay

Ingriisi ku qoraana waakan sidaan u qoran:

English version

Good evening ladies and gentlemen and other honorable guests, before I commence my speech, I would like to thank to the South African Government for their great effort of helping and welcoming the refugees who came to South Africa.

Second, I am speaking on behalf of Somali Bantu community tonight, I would like to expose to South African Government, to the medias and even to the world, people who are enslaved at the same time suffering from in human persecution including, killing, robbing, kidnapping, torturing, massacre and so on..

These people are Somali bantu, they live along the banks of both rivers Jubba and Shabelle, they are the people who go at the originated southern Somalia, they are the ones who are suffering in Somalia, they are the ones who are oppressed, the Somali Bantus are the ones who are the native or the landlords in southern Somalia, but, were denied for every aspect of their rights, including the opportunities for higher educations, the political system of the country, or higher rank, because of their origin form Bantu tribes.

These oppressive people (Somali Bantus) have no civil support, rights and favor neither hope of protection and safety in Somalia.

In this case, the Somali-Bantu rose from the degrading life of slavery, their whole life shrouded gloom and ignorance, their voice is unheard, as long as their claim is also ignored, because of politically reasons they are labeled as people who came recently to Somalia.

The Somali-Bantus are the ones who are considered as minorities and it is explicit or clear that they are not minorities, because, there is no exact statistics which was done in Somali stating that these people are minorities, but the reality is that they have no power in the county.

The nomadic Somalis who live mostly the northern part of Somalia always impart to the medias when or what ever they want to describe Somalia historically, as they said; that the Somalis are homogeneous and unique ethnic, infect, that is not true, because, they want to hide the other races of Somalia like Bantus, Banadiri who are Asiatic origin, and more anthers. Somalis are not homogeneous we are diversion, we are different in languages we are different in cultures.

In conclusion I want to inform the South African government, as we are Somali Bantu community that we are not happy and satisfied this announced community, because, these people still want to deceive us, to rob us, as they are doing in Somalia. There for, we are requesting to the South African government, to invite us as Somali Bantu.

Finally we are here to thank the South African government how they welcome us, gave us residence permits, as we are Somali Bantu people, we are also here to thank the American government for giving resettlement the Somali Bantu refugees who stayed in Kenya.Thanks for your participation. ..


by :Mohamed Farah "Arboow"
Somali bantu Community in Cape Town
arboow@live.co.za


 

 

 
DESIGNED AND HOSTED BY AFRO TECH