| Guddoomiyaha
Isbahaysiga dib u xoraynta dalka Soomaaliya Sheekh Shariif
Sheekh Axmed oo Eedeyn u jeediyey dowladda Eretreya
Sheekh Shariif oo shir jaraa’id ku qabtay dalka
Jabuuti oo uu ku sugan yahay ayaa waxa uu kaga waramay
arrimo badan oo ku aaddan xaaladihii ugu dambeeyay ee
dalka Soomaaliya iyo qilaafka cusub ee soo kala dhex
galay xubnaha sarsare ee Isbaheysiga dib u xoraynta
dalka Soomaaliya.(
RiixHalkaan).25.05.2008
Jamciyadda
samafalka Al-wafaa ayaa dayactir balaaran ku sameysan
Buundada Ceel-Qode degmada Afgooye ee gobolka Sh\hoose
Jamciyadda samafalka Al-wafaa ayaa ku guuleysatay in
ay dib u dayactirto Buundadan halboowlaha u ah bertamaha
degmada Afgooye ee loo yaqaanay Buundo yareyda Ceel
Qode
RiixHalkaan).24.05.2008
Warbixinnadii
ugu dambeeyay ee Shirka dib u heshiisiinta Jabuuti iyo
qodobo qoran oo laga soo saaray Shirka
Jabuuti oo weli aysan isku soo hor fariisanin labada
dhinac ee dowladda KMG Soomaaliya iyo Isbaheysiga dib
u xoreynta Soomaaliya
RiixHalkaan).15.05.2008
Dagaalo
u dhaxeeyay Beelaha Jareer-weyne iyo Bimaal oo shallay
dib uga qarxay Tuulada Beled-Aamiin/Gosha ee deegaanka
Jamaame.
,(RiixHalkaan).14.05.2008
Shirkii
dib u heshiisiinta Kooxaha Soomaalida oo dalka Jabuuti
si hordhac ah uga furmay, ,
Xaflad lagu furayay Shirka dib u heshiisiinta Soomaalida
ee lagu dhexdhexaadinayo dowladda KMG Soomaaliya iyo
mid ka mid ah kooxaha dowladda mucaaradka ku ah ee Isbahaysiga
dib u xoreynta dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay dalka
Jabuuti. ,(RiixHalkaan).13.05.2008
Mudane
Jabriil Cabdi Sheegow oo ah Xubin ka tirsan
Gudoonka Beelaha jareer Weyne ee Gobolada Jubbooyinka
ayaa wareysi gaar ah siiyay shabakada (jiinwabi)
Mudane Jabriil Cabdi Sheegow ayey u suuro gashay in
uu booqasho ku yimaada xarunta warqabadka ee shabakada
warbaahinta www.jiinwabi.com ee
xaruuntiisa magaalada Muqdisho,(RiixHalkaan).05.05.2008
Prof.
Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye ku-xigeenka 1-waad
ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay xasuuqii ka
dhacay Muqdisho RiixHalkaan).24.04.2008
Beesha Jarer Weyne ee
Koonfur Afrika oo maanta caleemasaartay Suldaan
Xaflad balaaran
oo lagu caleemo saarayey Suldqaanka beesha jareer weyne
ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika ayaa lagu qabtay
xaafadda Mayfair ee magaalada
Johannesburg. (RiixHalkaan).22.04.2008)
Jaaliyada
Beelaha Jareerweyne ee ku nool magaaladda Nairobi ayaa
ka warbixiyay nolosha ay ku heystaan dalka Kenya (warbixin
dhinac walba ka hadleysa) Wariyaheena
www.jiinwabi.com ayaa booqasho shaqo ku tagay dalka
Kenya todobaadkii hore waxa uu wareysiyo kalo gadisay
ka soo qaaday qaar ka mid ah Jaaliyada Beelaha Jareerweyne
ee ku nool dalkaasi Kenya
RiixHalkaan).14.04.2008
SOCDAALKEYGII,
MUQDISHO-JABUUTI-NAYROOBI IYO DARUUFIHII KU XEERNAA
(Cadibnaantii Garoonka Muqdisho, Qabowgii Garoonka Jabuuti
iyo Quruxdii garoonka
Nayroobi) {Warbixin dheer}
Waad
ku Mahadsantahay akhrinta qoraalkan RiixHalkaan).10.04.2008
Dalladda
Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed [USYU] oo shir ay
kaga hadlayeen arrimaha dhallinyada Soomaaliyeed ku
qabtay Magaalada Muqdisho
Shirlooga
hadlayay arrimaha dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay soo
qabanqaabisay Dalladda USYU laguna qabtay Degmada Madiina
ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu salka ku hayay sidii
wax loogu qaban lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed.RiixHalkaan).20.03.2008
Jilaaga
caanka ah ee Ow Kuu-kuu oo Muqdisho ku xanuunsanaya
Jilaaga caanka ka ah
dalka Soomaaliya iyo qeybo dalalka dunida ka mid ah
kana tirsanaa Hobolladii Qaranka ee Waaberi ayaa waxa
uu ku xanuunsanayaa magaalada Muqdisho.RiixHalkaan).20.03.2008
Cabdicasiis
Mukhtaar Qariidi ayaa ka warbixiyay dib u dhac ku yimid
shirkii dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka ee Magaalada
Kismaayo Xoghayaha
dib u heshiisiinta qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdi-Casiis
Muqtaar Qariidi ayaa ka war bixiyay dib u dhaca ku yimid
shirkii 15/3/2008 ee lagu balan sanaa in uu maanta dib
uga furmo magaalada Kismaayo.
RiixHalkaan).15.03.2008
Jamciyadda
samafalka Al-wafaa oo xaflad lagu furayay Ceel cusub
oo ay dhistay ku qabatay Tuulada Caanoole ee degmada
Afgooye Xaflad si heer
sare ah loo soo agaasimay ayay Jamciyadda samafalka
Al-wafaa waxa ay maalintii shalay ku qabatay tuulada
Caanoole degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose
oo laga furay ceel biyood ay ka cabi karaan maalintii
16-kun qof iyo sidoo kale 1500 xoolo
ah.
RiixHalkaan).08.03.2008
Prof
Dhalxa oo sheegay in uu ka xun yahay tacadigii loo geystay
qaar ka tirsan idaacadaha Muqdisho.
Baydhabo:- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad
ee Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya Prof Maxamad
Cumar Dhalxa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xiritaankii
iyo tacadiyadi
RiixHalkaan).04.03.2008
Xoogsatada
danyarta ah ayaa walaac ka muujiyey xaalada kusoo korortay
suuqa bakaaraha......Waxaa
maalintii Afaraad hakad ku jira howlihii Gacansi ee
ka socday Gudaha Suuqaba Bakaaraha, ayadoo ay wali ku
hareersan yihiin Ciidamada Dowladda Itoobiya oo garab
siinaya Ciidanka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya
RiixHalkaan).04.03.2008)
Munaasabad
lagu maamuusayay Maalinta Afka hooyo ee Soomaaliga oo
maanta laga xusay Magaalada Muqdisho Xaflad
ay soo qabanqaabiyeen Naadiga Hal-abuurka iyo Qorayaasha
Soomaaliyeed (Somali Speaking Pen) oo lagu qabtay magaalada
Muqdisho ayaa waxaa lagu xusay maalinta Afka Hooyo
(RiixHalkaan).21.02.2008)
Shir
lagu taageerayay qaar kamid ah madaxda USYU ee ku sugan
dalka Koonfur Afrika ayaa maanta lagu qabtay magaalada
Muqdisho.Shir
ay maanta ku yeeshiin magaalada muqdisho golaha sare
ee Dalladdla middeenta dhalinyarada Soomaaliyeed (USYU)
ayaa lagu taageerayay dadaal ay muujiyeed xubno ka tirsan
madaxda USYU oo ku sugan dalka Koonfur Afrika Magaalada
Cepe town.(RiixHalkaan).17.02.2008)
JINKAADA
LAJAAN QAAD JALIILKAA KUJIRSIIYAY Qeybtii
ugu danbeeseyey Waa sheeko
taxane aan ugu tala galay iney ka faa ideestaan jiilka
soo koraaya .RiixHalkaan).16.02.2008
WALAALKA
MUSLIMKA AHOW MAXAAD U QABAN KARTAA GABADHAN SOMALIYEED
EE LA XANUUNSANEYSA DHAAWACA ISHA KAGA YAAL? Dhibaatada
iyo waxyeelada dagaalada ka socda muqdisho ayaa shacabka
ku reebey dhaawacyo kala gadisan
RiixHalkaan).12.02.2008)
Warbixin
dhinacyo badan taabanayso, oo ku saabsan xaaladda dhabta
ah ee ay ku sugantahay degmada Jamaame. Sida
uu ku soo warbixiyey wariye Nasteex Daahir ee u shaqeeyo
idaacadda BBC-da, ka gadaal markii uu booqday degmada
Jamaame iyo tuuluuyinka ka tirsan degmadaasi Jamaame
ee gobolka Jubbada hoose, ayaa waxuu kawaramay guud
ahaan xaaladaha halkaasi ka ka jir(RiixHalkaan).09.02.2008)
JINKAADA
LAJAAN QAAD JALIILKAA KUJIRSIIYAY Qeybtii
3aad Waa sheeko taxane aan
ugu tala galay iney ka faa ideestaan jiilka soo koraaya
.RiixHalkaan).09.02.2008
QARAMADA
MIDOOBAY XAFIISKA
XIRIIRIYAHA HAWLAHA GARGAARKA BINI’AADMINNIMADA
SOOMAALIYA War-saxaafdeed
QM oo ugu baaqday maamullada in la joojiyo Gudniinka
fircooniga ah(GF) Maadaama ay dunida maanta xusayso
munaasabadda caalamiga ah ee ka dhanka ah Gudiinka Fircooniga
ah(FGM) ee lagu waxyeelaynayo xubinta taranka dheddigga,JINWN
(jiinwabi news) 6-da Febrayo 2008: Nairobi
RiixHalkaan).06.02.2008
Jaaliyadda
Beesha Jareer-weyne (Somali Bantu)ee ku nool waddanka
South Africa oo ka hor yimid, Maamul ay samaysteen Jaaliyadda
Soomaalida South Africa Warbixin
uu shabakadan jiinwabi soo gaarsiiyey mas’uul
ka tirsan, Jaaliyadda Jareer-weyne (Somali Bantu) ee
ku dhaqan wadanka South Africa, ayaa war-bixintiisa
ku sheegay;.RiixHalkaan).04.02.2008
|